Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia oo ansixiyey sharci Muddo la sugayey (Sawirro)

Kulankii Golaha Aqalka Sare Baarlamanka Somalia ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo ajandaha kulanka uu ahaa akhrinta 2aad ee Hindise sharciyeedka Batrooolka. Kulanka waxaa shir guddominayey Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi Waxaana hor yimid Golaha Wasiirka Batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed, Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Batroolka Mudane Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal iyo Xubno … Continue reading Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia oo ansixiyey sharci Muddo la sugayey (Sawirro)